Daawo: ERDOGAN oo Khudbad Xasaasi ah ka Jeediyey Shirkii New York

Daawo: ERDOGAN oo Khudbad Xasaasi ah ka Jeediyey Shirkii New York

daajis.com:-  Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan oo khudbad ka jeediyay kulan madaxeedka qaramada midoobay ee New York ayaa ku baaqay in wax laga badalo dib uhabayna lagu sameeyo xubnaha joogtada ah ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.


Erdogan wuxuu sheegay in caalamku 5 wadan ka weyn yahay sidaas darteedna loo baahan yahay in xubnaha joogtada ah ee Golaha Amaanka laga dhigo 20 kuwaas oo labadii sanaba kaltan loo galo.

Wadamo badan ayaa kasoo horjeeda in 5 wadan oo kaliya ay ahaadaan xubnaha joogtada ah ee Golaha Amaanka kuwaas oo leh diidmada qayaxan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada