DAAWO: Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo Sharaxay Khayraadka ku Jira Badda Somalia & Waxa Damaca geliyey Kenya

DAAWO: Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo Sharaxay Khayraadka ku Jira Badda Somalia & Waxa Damaca geliyey Kenya

daajis.com:-  Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa Mar kale Sharaxaad Wuxuu ka bixiyey Muranka Badda ee u dhexeeya Soomaaliya Iyo Kenya, Wuxuuna shaaca ka dhigay Khayraadka ku duugan Badda Soomaaliya iyo Qorshaha Damacu uu ku galay Kenya.

Waxaa dalka Holland maalmihii lasoo dhaafay ka socday Dhegaysiga  Dacwad u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya oo ku aadan Muranka Qaybo kamid ah Badda, waxaana uu Cabdi samatar sheegay inay Kenya doonayso in dhinaca Xadka badda TANZANIA Sidii Sharciga aduunka loogu dhaqmo, Laakiin midka Soomaaliya ay doonayso inay tidhaahdo Aynu Gor-gortano.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada