DAAWO YAABKA: Xeer ilaaliya Qaranka Somalia oo Shaaciyey inuu Horey usoo Noqday SARKAAL ka Tirsanaa Itoobiya

DAAWO YAABKA: Xeer ilaaliya Qaranka Somalia oo Shaaciyey inuu Horey usoo Noqday SARKAAL ka Tirsanaa Itoobiya

daajis.com:- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Dahir oo Waraysi Bixiyey ayaa la weeydiiyay waxa ka jira inuu ahaan jiray Gudoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Maamulka Soomaalida Itoobiya, Wuxuuna ku Jawaabay “Weliba Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dowlad degaanka Somalida Ethiopia ayaan ahaan jiray, sidoo kale Gudoomiye ku xigeen ayaan soo noqday”

Waxaa la ma Ethiopia ayaad ku dhalatay, wuxuu uga jawaabay “Maya kuma dhalan” Waxaa la weeydiiyay ma baasaboor Ethiopian ah ayaad heeysataa? wuxuu uga jawaabay maya ma heeysto? Waxaan ku iri “Haddii aad Muwaadin Ethiopian aheyn sidee ku noqotay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee maamul Ethiopia hoos taga” ? wuxuu igu jawaabay “Qofka xirfad yaqaanka ah ,ee Xamar ku dhashay ,dhalasho kalena aan heeysan wuxuu noqon karaa Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Mareykanka ama Holland ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada