Ma taqaana Meesha ugu kacsiga badan dumarka

Ma taqaana Meesha ugu kacsiga badan dumarka

daajis.com:-  Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay
tahay Ibta hore ee Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad 1­milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saareen baarayaal u dhashay
mareekanka oo baarista ka sameeyay jaamacada Boston ee dalkasi.
Ibta naaska ayaa la sheegayaa in ay tahay sixirka ugu weyn ee kiciya dareenka qofka haweenka ah sida warbixinta lagu sheegay waxaana la rumeysanyahay in arinta ay sidaa tahay baaritaanka ka dib xaqiiqdana waa sidaa oo waxaad ogaan kartaa dareenka bilowgiisa in uu yahay afka hore ee Naaska waana daraasad
la sameeyay.

Haweenka ayaa la rumeysanyahay in 90% ay aad u jecelyihiin in amaanka marka hore laga bilaabo dhanka sare ayadoona la rumeysanyay in dagaalka sariirta uu noqon karo mid si qurux badan u sii socda waana tijaabadii la sameeyay in haweenka ay iyo ragga markaan ay ka wada simanyihiin cayaarta
ayadoona ugu danbeyntii isku badasho wanaag wadida.
Daraasadaan ayaa noqoneyso tii 4­aad oo ay jaamacada ku ogaatay dareenka haweenka iyo raga ee dhanka Ibta gaar ahaana waxaa daraasada la sheegayaa in haweenka haatan ay
u gaar tahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada