Nin Diinta Islaamka ku Aflagaadeeyey Facebook oo la Dilay

Nin Diinta Islaamka ku Aflagaadeeyey Facebook oo la Dilay

daajis.com:- Nin Qoraa ahaa oo udhashay Waddanka Jordan (Urdun) ayaa waxa lasoo sheegayaa in lagu dilay Waddankaasi.

Nahid Hattar, ayaa ahaa mid diinta Islaamka Neceybka uu uqabo mararka qaarkood banaanka soo dhigi jiray iyadoo uu Facebookiisa uu kusoo faafiyey Sawir Kartoon ah oo Islaamka lagu Aflagaadeenayey.

Nahid oo Kirishtaanka Dalka Urdun ka mid ahaa ayaa seddex xabad lagu dhuftay ugeeriyooday xilli uu kusugnaa Banaanbax Maxkamad ku taalla Magaalada Caasimada U ah Waddanka Jordan Ee Amman.

Wakaalada Wararka Petra ayaa sheegeysa in Boolisku ay ka heleen xog ah in dad loo xiray dilka Nahid haatana baaritaan lagu hayo.

Ninkaasi la dilay ayaa bishii August Ee Sanadkaan muddo 15 cisho ah xabsi ku jiray kadib markii uu Caayey Allaah Subxaana watallaah.


A Jordanian writer charged with offending Islam after allegedly sharing a satirical cartoon on his Facebook page has been killed.

Nahid Hattar, a Christian, was hit by three bullets outside the court in the capital Amman where he was standing trial, state news agency Petra said.

Mr Hattar’s killer was arrested and police are investigating the killing, TV reports said.

The writer was detained in August for 15 days on charges of insulting God.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada