Daawo Video: Soomaaliya Madaxwayne Noocee ah ayay u baahan tahay Xiligan

Daawo Video: Soomaaliya Madaxwayne Noocee ah ayay u baahan tahay Xiligan

daajis.com:- Guud ahaanba dalka Soomaaliya ayaa waxaa hada siwayn uga socota Ololaha Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya, Sidoo kalana waxaa Lagu howlan yahay Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.


Hadaba waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Loogu magac daray MADAXWEYNE NOOCEE AH AYAY SOOMAALIYA U BAHANTAHAY ? Waxaana Barnaamijka ka qayb galay Siyaasiyiin, waxgarad iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, Kuwaasi oo ka dhiibtay Aragtidooda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada