Daawo: Ciidan Soomaali iyo Maraykan isugu jira oo weerar ku qaaday saldhigii Al-shabaab iyo waxa dhacay

Daawo: Ciidan Soomaali iyo Maraykan isugu jira oo weerar ku qaaday saldhigii Al-shabaab iyo waxa dhacay

daajis.com:- Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran, ay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay kooxda al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Tooratoorow, oo u dhow degmada Awdheegle.


Ciidamadan, oo meel duleedka deegaankaasi ka ah uga soo degay dayaarado helikabtarro ah, ayaa waxa la socdey saraakiil ajaaniib ah sida ay sheegayana warar aanu ka helnay dadka deegaanka, waxaana la sheegay in ay ka tirsanaayeen guuto fadhigoodu yahay saldhiggii hore ee ciidamada cirka ee Balidoogle.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada