Daawo : Khasaaraha dagaalkii ka dhacay Xarunta Doorashada Jowhar

Daawo : Khasaaraha dagaalkii ka dhacay Xarunta Doorashada Jowhar

daajis.com:- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal iyo ganan ka hadlay ka dhacay Xarunta  doorashada ee magaalada Jowhar,  Iyadoona  Rasaastii la isku adeegsaday ay khal khal gelisay shacabka magaalada Jowhar, Waxaana sidoo kale ku dhaawacmay wiil uu dhalay madaxwayne ku xigeenka Hir-shabeele iyo Ciidamo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada