DAAWO: Maxaa u danbeeyay Hoteelka Donald Trump ee New York ?

DAAWO: Maxaa u danbeeyay Hoteelka Donald Trump ee New York ?

daajis.com:- Boqolaal Ganacsato degan Hoteelka Donald Trump ee magaalada New York ayaa ku guuleystay in maamulka Hoteelka ay ka dhaadhiciyaan in Hoteelka laga fujiyo magaca Madaxweynaha Mareykanka, Iyadoo Hotelkaasi lagu magacaabo “Trump Palace”.


Boqolaalka degan Hoteelka ayaa maamulka ka dalbaday in magaca Donald Trump laga fujiyo Hoteelka, Waxayna sheegeen  inaanu mudneyn in Hoteelka uu kusii magacawnaado Madaxweyne Donald Trump.

Sababta magaca looga fujiyay Hoteelka ayaa waxaa lagu sheegay inaanu suuragal aheyn in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump magaciisa laga dhigo Hoteel.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada