Daawo Muuqaal: Faadumo Dayib oo La Waydiiyey haday Soomaliya ka Noqoto Madaxwayne, Waxa NINKEEDA Loogu Wacayo, Kadibna Xanaaqday +Jawaab

Daawo Muuqaal: Faadumo Dayib oo La Waydiiyey haday Soomaliya ka Noqoto Madaxwayne, Waxa NINKEEDA Loogu Wacayo, Kadibna Xanaaqday +Jawaab

daajis.com:- Faadumo Dayib oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo sheegtay inay u taagan tahay Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya, ayaa waxaa la waydiiyey Hadii aad madaxwaynaha Soomaaliya ku Guulaysatid maxaa loogu wacayaa Ninkaaga ?


Faadumo oo Su’aasha siwayn uga Cadhootay, “Aniga Su’aashaasi aad ayay iiga yaabisay, Dhibka dalka lagu hayo, Dhiiga la Qubayo, Xaaraanta la Cunaya, Dumarka iyo Caruurta la Kufsanayo, Iyo Fuqsiga meesha ka jira lagama Fekeraayo, Ma waxaa laga Fekerayaa Faadumo Ninkeeda maxaa loogu wacayaa, Iyaga ayaan u Daayee magaca ha Keenaan, Waa Dad Shaqo La’aan Haysee” Ayay tidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada