DAAWO: Muuqaal si toos ah looga duubay Dagaalkii lagu hoobtay ee Shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

DAAWO: Muuqaal si toos ah looga duubay Dagaalkii lagu hoobtay ee Shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

daajis.com:- Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo muddooyinkan dambe ay ku dagaalamayeen Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa shalay waxa ka dhacay Dagaalkii ugu xooganaa oo geystay Khasaare aad u farabadan.

Haddaba Shabakada Warqaad.com ayaa heshay Muuqaal toos ah oo laga duubay Dagaalka, xili ay Xabadu si toos ah u socoto.


Xaalada Gaalkacyo ayaa saaka yara degan wallow mararka qaar la maqlayo Rasaas goos goos ah oo labada dhinac ay isku ridayaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada