DAAWO: Muuqaalkii u Danbeeyay ee Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho (VIDEO)

DAAWO: Muuqaalkii u Danbeeyay ee Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Isbedelka Magaalada caasimadda ah ee  Muqdisho ayaa ah mid xawaare sare ku socda, siiba kan suuqa ganacsiga ee Bakaaraha oo ah kan  ugu weyn ee dalka Soomaaliya.

Muuqaalkan cusub ee laga soo duubay suuqaasi Bakaaraha ayaad waxaad ku arkaysaa isbedelka dhanka dhismaha ah ee ku soo siyaaday suuqaasi, iyo quruxda magaalada Muqdisho markii aad ka daawanaysid dhanka sare.


Baaxadda iyo quruxda Suuqa bakaaraha ayaa waxa ay bilaabatay kororkeeda kadib dagaaladii 2006 magaalada ku dhexmaray maxkamadihii Islaamiga iyo qab-qableyaashii dagaalada Sokeeye, kuwaasi oo aad u adkeeyay Isku socodka magaalada iyo ganacsiga.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada