Daawo Sawir qosol badan Shariif Xasan oo sawir aan caadi aheyn laga sameeyay

Daawo Sawir qosol badan Shariif Xasan oo sawir aan caadi aheyn laga sameeyay

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani cajiibka ah ayaa waxaa lagu muujiyay Hagar Siyaasadeedka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu muujiyay Shariif Xasan oo buur aad u weyn kasoo daadinaaya dhowr qof kuwaasi oo ku qeyla dhaaminaaya inay cadaalad ka raadiyeen Shariif Xasan balse ay sidaani kala kulmeen.

Ujeedka Sawir gacmeedka ayaa ah in Shariif Xasan ay ka guurtay naxariista, isagoo u taagan fulinta danihiisa Siyaasadeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada