Daawo Sawiro U Gaar Ah Lamanaayaasha Bollywood-ka Xiligii Ay Bisha Malabka Ku Jireen

Daawo Sawiro U Gaar Ah Lamanaayaasha Bollywood-ka Xiligii Ay Bisha Malabka Ku Jireen

daajis.com:- Waxaan idiin heynaa maanta sawiro u gaar ah lamanaayaasha Bollywood-ka xiliga ay bisha casalka ku jireena ama todobo bax u aadeen meel ka baxsan dalka Hindiya.

Inta badan lamanaayaasha Bollywood-ka maalinta arooskooda sawirada laga qaado wey soo bandhigaan balse masoo bandhigaan sawirada marka ay bisha malabka ku jiraan ama todobax meel u aadaan.

Fadlan hoos kaga bogo sawiro taariikhi ah oo laga haayo lamaanayaasha Bollywood-ka iska dhex doorteen marka ay bisha malabka ku guda jireen:

Saif Ali Khan iyo Kareena Kapoor Khan xiligii bisha malabka ay ku qaadanayeen Gstaad ee dalka Switzerland ka tirsan.

Shah Rukh Khan iyo Gauri Khan xiligii ay bisha malabka ku qaadanayeen magaalada Mumbai waayo iyaga reer Delhi ayay xiligaas ahaayeen.

Abhishek Bachchan iyo Aishwarya Rai Bachchan xiligii ay bisha malabka ku qaadanayeen qaarada Yurub balse sawirka idiin muuqdo waa markii ay ku baxayen diyaarad qaas ah oo magaalada Mumbai ka qaaday.

Shahid Kapoor iyo Mira Rajput xiligii ay bisha malabka ku qaadanayeen magaalada London ee dalka England sawir u gaar ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada