DAAWO WARAYSI XIISO LEH: Xamdi Kadiye oo C.raxmaan Shukuur Cidla ka heshay iyo Waxyaabo la yaab leh oo uu Shaaciyey

DAAWO WARAYSI XIISO LEH: Xamdi Kadiye oo C.raxmaan Shukuur Cidla ka heshay iyo Waxyaabo la yaab leh oo uu Shaaciyey

daajis.com:- Musharax C.raxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliye oo hadana u taagan Xilka Madaxwaynaha ayaa waxaa Waraysi Xiiso badan la yeelatay Wariye Xamdi Kadiye.


C.raxmaan ayaa wuxuu ka hadlay Qorshihiisa, wuxuu sheegay inay Soomaalidu aamineen inayna Noolaan karin, Wuxuuna soo bandhigay inuu meesha ka saari doono in Lagu Tiirsanaado Shisheeyaha, Wuxuu sidoo kale Xusay dhibaatada ciidanka, oo sheegay inta Mushahar heshana in Dawlado kale ay siiyaan, Dawlada Xiligan Jirta Ayuu eedayn usoo Jeediyey, Wuxuu sidoo kale ka hadlay Arimaha Doorashooyinka iyo Dagaalka Gaalkacyo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada