Donald Trump oo ka hadlay 3 Milion oo Dalkiisa uu ka Tarxiilayo (Daawo Video)

Donald Trump oo ka hadlay 3 Milion oo Dalkiisa uu ka Tarxiilayo (Daawo Video)

daajis.com:- Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu masaafurin doono ama xabsi dhigi doono sadex malyan oo ka mid ah soo galootiga bilaa sharciga ah, Kuwa ku jira diiwaanka dembiyada sida kooxaha burcada ah iyo ganacsiga mukhaadaraadka ayaa ka mid ah soo galootiga uu sida gaarka ah u beegsan doono.


Sidoo kale, wuxuu xaqiijiyey inuu fulin doono balanqaadkiisii ahaa inuu derbi ka dhisi doono xuduuda uu Maraykanku la wadaago Mexico.

Dhinaca kale waxaa maanta kulan ka yeeshay Sidii ay Siyaasad Cad uga yeelan doonaan isbadal uu la yimaado Madaxwaynaha Cusub ee Dalka Maraykanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada