daajis.com:- Gudoomiye ku xigeenkii Koobaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed oo dhowaan markii uu waayey Xilka Musharaxa madaxwayne ku xigeenka Xisbigaasi ku guulaysan waayey ku gacan saydhay oo garab kale samaystay ayaa maanta lagu dhowaaqay in Xilkii laga qaaday.
Waxaa lagu Eedeeyay sidoo kale inuu ku howlan yahay Ficilo aan Haboonayn, Taasina ay keentay in Xilkii laga Qaado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at