MUUQAAL: Yusra Abraar oo horey uga Carartay Bankiga Somalia oo Shaacisay Meesha lacagta Soomaliya aado

MUUQAAL: Yusra Abraar oo horey uga Carartay Bankiga Somalia oo Shaacisay Meesha lacagta Soomaliya aado

daajis.com:- Yusra abraar oo ah haweeney cilimi durugsan u leh dhanka dhaqaalaha, Horayna Isaga Casishay Bankiga dhexe ee Soomaaliya Markay aragtay Musuq-maasuqa Ba’an ee ka Jira, ayaa ka hadashay meesha ay aado lacagta dalka Soomaaliya loogu tala galay oo ay bixiyaan wadamada reer galbeedka.


Waxana ay sheegtay Yusra in lacagtaasi guryo dhaadheer looga dhistay dalalka Deriska ee Kenya iyo Itoobiya, waxaana ay soo hadal qaaday dhaqaalaha dalalka deriska ay ka sameeyeen dalka Soomaaliya, kaas oo ay ku sheegtay inuu sanadkii yahay malaayiin doolar maraykanka ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada