Soomaalida Dalka Maraykanka oo Isugu soo Baxay Inay U Codeeyaan Musharaxadda Hillarey Clinton (VIDEO)

Soomaalida Dalka Maraykanka oo Isugu soo Baxay Inay U Codeeyaan Musharaxadda Hillarey Clinton (VIDEO)

daajis.com:- Shacabka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Maraykanka, ayaa maanta isugu soo baxay goobaha lagu codeeyo, iyagoo gabi ahaantoodba ay doonayaan inay u codeeyaan haweeneyda Hillary Clinton, maadaama Donad Trump uu marar badan weerar dhanka afka ah uu ku qaaday Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota.

Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ayaa marar badan, dadka Muslimiinta ah ku sheegay inay yihiin argagixiso, waana tan keentay in dad badan oo muslimiinta soo galootiga ah ay ka soo horjeedaan fikridahiisa guracan.


Soomaalida iyo Shacab kale oo badan ayaa doonaya inay beri guulaysato musharaxadda Hillary Clinton, waxaana natiijooyinka ugu horeeya ay soo bixi doonaan beri aroortii hore.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada