Madaxweyne Donald Trump iyo Kooxdiisa oo Laga Yaaban Yahay Beenta Qaawan ee ay Sheegayaan (VIDEO)

Madaxweyne Donald Trump iyo Kooxdiisa oo Laga Yaaban Yahay Beenta Qaawan ee ay Sheegayaan (VIDEO)

daajis.com:- Waarbaahinta dalka Maraykanka, kuwa Bidixda ah iyo Kuwa Midigta ah ba ayaa ayaa aad uga yaaban, xukuumadda cusub ee Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegtay.

Hadaba tan ugu sii daran ayaan ahayn been ka fakatay oo lagu qaldamay , maya waa been indhocadays caadi ah, iyadoo soomaalidu ay beentan oo kalu u taqaan (gacan Qorax ku Qaris) ama qof isku dayaya inuu gacantiisa qoraxda ku qariyo dadkana u sheego inaysan maanta qorax jirin.



Waa arin aan weligeed ka dhicin barta warbaahinta ay ku leeyihiin  Aqalka Cad ee dalka Maraykanka, arinta iska cad oo xukuumadda ay ku  doodayso ayaa ahayd, in sawirkii laga qaaday goobtii lagu caleemo saaray madaxweyne  Donald Trump inay faaruq ahayd, marka la bar-bar dhigo tii Madaxweyne Obama.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada