MUUQAAL Axmed Xuseen: Soomaaligii Qaxootiga ku tagay Canada, ee Noqday Wasiirka oo Bixiyey Waraysi Xiiso Leh

MUUQAAL Axmed Xuseen: Soomaaligii Qaxootiga ku tagay Canada, ee Noqday Wasiirka oo Bixiyey Waraysi Xiiso Leh

daajis.com:- Wasiirka Wasaarada Socdaalka Qaxootiga iyo Jinsiyadaha dalka Axmed Dirir Xuseen ayaa Waraysigii ugu Horeeyay oo uu bixiyey wuxuu ka hadlay Dareenkiisa ku aadan Xilka Balaadhan ee loo magacaabay, Wuxuuna Alle ka baryey inuu Xilkaasi ku Asturo.


Wasiir Axmed ayaa sidoo kale wuxuu sharaxaad ka bixiyey Muhiimada Balaadhan ee ay Leedahay Wasaaradaha loo magacaabay iyo Saamaynta ay leedahay, Wuxuuna u mahad celiyey Raysal wasaaraha dalka Canada.

Wuxuu sidoo kale sheegay in wadanka Canada uu yahay wadan u Furan inuu dadka Soo dhoweeyo, Maadama isagoo Qaxooti ku yimid oo soomaaliya ku dhashay uu Fursadaasi ka helay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada