daajis.com:- Waxaa xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka socota qeybta labaad ee dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo dhowr musharax ay maanta jeedin doonaan khudbadahooda.
Musharax waliba waxa uu haystaa fursad dhan 30-daqiiqo oo uu Baarlamaanka ugu soo bandhigi doono Ajandihiisa ku aadan waxqabadka uu la imaan doono, hadii xilka Madaxtinimada dalka uu ku guuleysto.

2-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
3-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)
4-Cabdulaahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)
5-Cabulaahi Cali Xasan
6-Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
7-Cali Xaaji Warsame
8-Cabdulkhaadir Cosoble Cali
Hoos ka daawo khudbadaha oo socda
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:18 and have
, Published at