DAAWO: Faysal Waraabe oo Khafiifay ” Buuhoodle hadii diyaarad ka degto waa Xaalad dagaal, ciidan lagama Qori karo”

DAAWO: Faysal Waraabe oo Khafiifay ” Buuhoodle hadii diyaarad ka degto waa Xaalad dagaal, ciidan lagama Qori karo”

daajis.com:- Faysal Cali waraabe ayaa wuxuu Weerar afka ah ku Qaaday Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Isagoo ka Xanaaqay in Soomaaliya Loo dhiso Ciidamo, Sidoo kale wuxuu sheegay inaan deegaanka Buuhoodle laga Qori karin wax ciidan ah oo hoostaga Dawlada Soomaaliya.


“Meel aanu iska soo gaadhno ma jirto Ninka Reer Dayniile (Khayre), Buuhoodle ayaan ka dhisayaa ciidan Soomaaliyeed waa Dagaal la Iclaamiyey, Buuhoodle Xabad ula Tegi mayno, Laakiin Dawladda waxaan leeyayahay mar danbe hadii aysan Diyaarad kusoo degto Buuhoodle aynaan Fasaxin, Meesha Noo Baneeya waa inaynu wax iska Celinaa”

Dhinaca kale Faysal ayaa ku Shaambadeeyay Ciidamada inay Noqon doonaan Kuwa uu Qortay Madaxwayne Farmaajo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada