Daawo: Jaaliyadda Soomaalida Norwey oo qaaday Talaabo bulshada ka farxisay

Daawo: Jaaliyadda Soomaalida Norwey oo qaaday Talaabo bulshada ka farxisay

daajis.com:- Kadib markii lagu baaqay in Somalida Norway ay Caawiyaan walaalahood Somaliyeed ee Abaaruhu ku habsadeen ee Dalkeena ayaa waxaa uu Gudiga Gurmadmadka Abaaraha Norway ku dhaqaaqeen 25 bishii la soo dhaafay inay noqoto maalin guud ahaan laga ururiyo lacag dadka somaliyeed ee ku nool Norway.


Waxaana suurta gashay in la Ururiyo lacag gaareysa 1.026.25kr oo udhiganta 124.786 USD Lacagtaso laga soo ururiyay 24 Magaalo oo somali ku noolyihiin waxaana la go`aamiyay in lacagtaasi loo dir Gudiga Gurmadka Abaaraha heer Qaran ee Dowladda Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada