DAAWO MUUQAAL: Nolosha Gabdhaha Soomaaliyeed oo ku Dhaqan NAIROBI !

DAAWO MUUQAAL: Nolosha Gabdhaha Soomaaliyeed oo ku Dhaqan NAIROBI !

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka iyo Waraysi ay bixiyeen Qaar kamid ah Gabadhaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi, Kuwaasi oo ka Hadlay Nolosha ka jirta magaalada iyo midii ka jirtay goboladii Soomaaliya ee ay ka yimadeen.


Magaalada Nairobi ayaa kamid ah magaalooyinka ay Soomaalidu ku leedahay Ganacsiyada badan, Sidoo kalana waxaa jira Soomaali badan oo dalka Kenya u jooga Arimo Qaxooti, Waxbarasho iyo Qorsheyaal kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada