DAAWO: Siilaanyo oo sheegay inaysan ICTIRAAF Heli doonin Iyo Cali Khaliif oo kashifay iyo sida wax u dhaceen

DAAWO: Siilaanyo oo sheegay inaysan ICTIRAAF Heli doonin Iyo Cali Khaliif oo kashifay iyo sida wax u dhaceen

daajis.com:-  Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynaha maamulka Khaatumo oo Dhowaan Ka Qayb galay Kulan Ka dhacay Imaaraadka ayaa wuxuu Daaha ka Qaaday Arimo Qarsoonaa oo la Xidhiidha Hadal kasoo yeedhay Axmed Siilaanyo Madaxwaynaha maamulka Somaliland, Sidoo kalana Wuxuu ka hadlay eedaynta loosoo Jeediyey Markii uu Wada-hadalka Bilaabay.


“Safiirada Maraykaka, Ingiriiska iyo Ninka qaramada midoobay  u fadhiya  Soomaliya walee  Sadexduba waxay noo soo gudbiyen farriimo ay leeyihin Madaxweynaha Somaliland afkiisa waxaanu ka haynaa Da’baan joogaa,  hadaanu somaliland nahay ictiraafna inaanan meelna ka helayn waanu ogaanay, waxaan ka badin waayay oo aan doonaya inan dhaxal Dadkayga uga tago  Nabadna aan raadino, Khaatumona nahadalno.” Ayuu yidhi Dr. Galaydh.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada