DAAWO: Soomaalidii Laga soo Celiyay Mareykanka oo ka hadlay Arin yaab leh iyo Doorkii Safaaradda Somalia

DAAWO: Soomaalidii Laga soo Celiyay Mareykanka oo ka hadlay Arin yaab leh iyo Doorkii Safaaradda Somalia

daajis.com:- Bilihii lasoo dhaafay waxaa garoonka diyaaraddaha Muqdisho laga soo dejinayay dhalinyaro Soomaaliyeed oo si qasab ah looga soo celiyay dalka Mareykanka.


Hadaba waxaa arrintaasi dib usoo celinta ay dhalisay in dhaliilo loogu jeediyo safaaradda Somalia ee Mareykanka oo saxiixday documentiyo lagu celinayay dhalinyaradaasi Soomaaliyeed, inkastoo safiirka Somalia ee Washington Axmed Ciise Cawad uu beeniyay inay ku lug leeyihiin dib u celintaasi, laakiin dadka lagu celiyay dalkooda ay yihiin kuwo maxkamad go’aamisay oo isugu jiray kuwo dambiyo galay iyo dad si sharci daro Mareykanka ku galay.

Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee isagoo katiinadeysan laga dejiyay Muqdisho ayaa sheegay in ay eedsanayaan Safaaradda Somalia, gaar ahaan Safiirka Axmed Ciise Cawad iyo nin kale oo magaciisa uu ku sheegay Robit oo ka shaqeeyo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed, howshiisana ay intaasi tahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada