Daawo: Uhuru oo buuq iyo dhagax-tuur Kala kulmay Shacabka Wajeer (VIDEO)

Daawo: Uhuru oo buuq iyo dhagax-tuur Kala kulmay Shacabka Wajeer (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa si xowli ah dalka Kenya uga bilowday ololaha doorashada guud ee lagu wado inay dalka ka dhacdo 08/08/2017.


Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya xisbi xaakimka Jubilee iyo xisbiga mucaaradka ku midoobeen ee NASA.Madaxweyne Uhuru,kuxigeenkiisa Willium Ruto,hogaamiyaha aqlibiyada baarlamaanka Aadan Bare Ducaale iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho kutagay magaalada Wajeer si dadka reer Wajeer ugu qanciyaan inay doortaan xisbiga Jubilee.

Wafdigii madaxweynaha ayaa dhagaxtuur iyo buuq kala kulmay qaar kamid ah shacabka degmada Jeer oo sheegay inay dooranayaan hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee NASA Raila Odinga.

Buuq kadib madaxweynuhuu wuxuu fursad uhelay inuu meel fagaara ah kula hadlo shacabka Wajeer,waxaana xisbigiisa kusoo biiray 4 xildhibaan,barasaab kuxigeen iyo 2 senatar.Hoos ka daawo wixii qabsaday wafdigii madaxweyne Uhuru Kenyatta.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada