Daawo: Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga oo maanta Xilka kala wareegay Wasiirkii hore.

Daawo: Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga oo maanta Xilka kala wareegay Wasiirkii hore.

daajis.com:-  iyadda oo ay wali Magaalada Muqdisho ka soconayaan Howlaha ku aadan xil wareejinta wasaaradaha Cusub ee Dowladda cusub iyo Dowladii hore ayaa maanta waxaa xilka la wareegay wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashandhiga Somalia Gen C/rashiid Cabdullaahi Maxmed.

Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo ka qabsoontay xarunta Wasaaradda Gaashandhiga Somalia ayaa waxaa xilka kula kala wareegay wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga C/rashiid Cabdullaahi Maxmed iyo Wasiirkii hore Gen Diini.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada