DAAWO:Maxaa Kala qabsaday Madaxwayne Farmaajo Madaxda Dowlad Goboleedada Dalka Soomaaliya.

DAAWO:Maxaa Kala qabsaday Madaxwayne Farmaajo Madaxda Dowlad Goboleedada Dalka Soomaaliya.

daajis.com:- kulankii ugu horeeyey ayuu ahaa ee Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxda Maamul goboleedada dalka Soomaaliya dhexmaray,Wuxuuna kulankan ahaa mid inta badan Madaxda Maamulada dalka iyo Madaxwayne Soomaaliya ay kagaga wadahaleen Xaalado xasaasi ah,Heshiisyada Caalamiga ah,Xidhiidhka Dowladdaha dariska ah iyo Socdaalada Shirarka caalamiga ah.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada