MUUQAAL: Aqoonyahan Fartaag oo ka digay Shirka London lagu qaban doono, Eedayna usoo jeediyey madaxda cusub

MUUQAAL: Aqoonyahan Fartaag oo ka digay Shirka London lagu qaban doono, Eedayna usoo jeediyey madaxda cusub

daajis.com:- Aqoonyahan Abdirisaq Fartaag ayaa waxaa uu ka hadlay shirka London lagu qaban doono iyo xogaha daahsoon oo ay dowlada UK ka leedahay. Sidoo kalana tuhunka madaxda Soomaalida qaarkeed laga qabo, ee la xiriira shirarkii hore iyo kan soo socdaba.


Si aan wax badan u ogaatid daawo wareysiga Fartaag iyo dad uu ku sheegay inay lagama maarmaan u tahay ka qeybgalka shirkaasi,haddii Soomaalida ay rabto inay wax dhab ah ka dhaxlaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada