MUUQAAL: Wasiirka Amniga oo Dharka Ciidanka Xidhay & Wuxuu ka sameeyay Magaalada Muqdisho Xalay ? (Warbixin)

MUUQAAL: Wasiirka Amniga oo Dharka Ciidanka Xidhay & Wuxuu ka sameeyay Magaalada Muqdisho Xalay ? (Warbixin)

daajis.com:- Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) ayaa kormeer  ku kala Bixiyey Qaar ka mid Saldhigyadda Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyo Kontarooladda Ha’yaddaha Amnigu ay ku leeyihiin Wadooyinka Xamar laga soo galo ee Xeradda Maslax oo lagu baaro gaadiidka kuso safra waddada dheer ee isku xirta Gobolka Banaadir iyo Shabeeladda dhexe, sidoo kalana wasiirku waxa uu kormeerkan ku tagey Xaafadda Daaru’salaam oo Muqdisho dhanka koonfureed uga beegan 10-km.


Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa intii Kormeerkiisa howleed oo uu bilaabey 1-dii saqda dhexe ee xaley uu ku guda jirey ayaa sidoo kale booqday Saldhigyadda Ciidamadda Booliska ay ku leeyihiin Degmooyinka kala Ah Yaaqshiid.Hodan.Hoolwadaag.Dherkinley.Wadajir.iyo Saldhin ku yaala Bartamaha Suuqa Bakaaraha oo ay Ciidamadu ugu kuurgalayaan Nabad-galyadda Ganacsiga Suuqaas.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada