DAAWO: Aroos wadareed loo dhigay askarta Siiriya ee xoreeyay magaalada Xalab

DAAWO: Aroos wadareed loo dhigay askarta Siiriya ee xoreeyay magaalada Xalab

daajis.com:- Aroos wadareed aan horay loo arag ayaa loo sameeyay ciidamada maamulka Bishaar Al-Asad ee xoreeyay magaalada Xalab oo maamulkeeda hadda gacanta ku hayaan dowladda.

30 ka tirsan askartaan oo labisan dharka ciidamada ayaa si wada jir ah hal mar loogu guuriyay lamaanahooda ay soo xusheen, waxayna socod ku mareen bartamaha magaalada Xalab oo burbur xooggan uu ku dhacay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada