daajis.com:- Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi ayaasi kulul uga hadlay Dilkii Alle ha u Naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabaas Siraaji.
Wuxuu sidoo kale Wax lala yaabo ku tilmaamay inay Geeridii Wasiirka lala ilaawo, Xilka qaadis Shaqsi lagu sameeyay, Wuxuuna is waydiiyey “Iyadoo Nin Wasiir ah Dulmi lagu diley, Sidee u difaaci kartaa Qof xil laga qaaday, oo aad uga aamusi Kartaa Qof la dilay, Ma islaamnimaa, Ma soomalinimaa, Ma Dawladnimaa ma Walaanimaa “.
“Dilkaasi wuxuu ahaa mid lagu soo qaaday Dareenka Qaranimada Soomaaliya iyo Dareenka Dhalinyarada” Ayuu ydihi Ayaanle.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:43 and have
, Published at