Daawo: Maayar ku dhintay daad qaaday iyo Wasiir si dirqi ah looga badbaadiyay

Daawo: Maayar ku dhintay daad qaaday iyo Wasiir si dirqi ah looga badbaadiyay

daajis.com:- Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland oo safar kusii ahaa degmada Saylac, ayaa daadad ka dhashay roobab ka da’ay gobolka Awdal uu galinkii dambe ee shalay ku qaaday gaarigii ay la socdeen, waxaana ku dhintay maayarkii degmada Xariiro halka laga badbaadiyay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland.


Dooxa biyuhu ku qaateen baabuurka wafdigaas la socdeen ayaa lagu magacaabaa Sac-Waraabis. oo ku yaal deegaanka lagu magacaabo Boon.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada