Daawo: Madaxwayne Farmaajo iyo 100 Maalmood, Warbixin Xiiso badan iyo Waxyaabaha lagu soo Bandhigay

Daawo: Madaxwayne Farmaajo iyo 100 Maalmood, Warbixin Xiiso badan iyo Waxyaabaha lagu soo Bandhigay

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Nabad iyo Nolol, waxaana Barnaamijkan oo Xiiso badan Diirada lagu saaray waxyaabaha u qabsoomay Madaxwayne Farmaajo iyo 100-kii maalmood ee ugu Horeeyay.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Guulaha Safaradii uu galay madaxwaynaha, Siduu uga jawaabay Xaaladihii Abaarta,  Booqooyinkii Baydhaba iyo Afgooye Midho-dhalkii kasoo baxay,   iyo Qodobo kale oo Xiiso leh. DAAWASHO WACAN.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada