Daawo Muuqaal :Booliiska Turkiga oo bisha Ramadaan ku yaacay Guryo lagu beeri jiray laguna iibin jiray …

Daawo Muuqaal :Booliiska Turkiga oo bisha Ramadaan ku yaacay Guryo lagu beeri jiray laguna iibin jiray …

daajis.com:- Ciidamada booliiska dalka Turkiga ayaa looga bartay xiliyada la galo bisha barakeysan ee Ramadaanka inay kordhiyaan la dagaalanka Maandooriyaha gaar ahaan Daroogada nuucyadeeda kala duwan .

In ka badan 7 kun oo Booliiska Turkiga ah ayaa weeraro qorsheeysan ku qaaday guryo fara badan kuwaas oo ku soo xir xiray dad lagu sheegay 650-qof .

Booliiska Turkiga oo gacanta ku dhigay goobihii Daroogada lagu beeri jiray ayaa sidoo kale waxeey soo heleen hub fara badan oo kooxo Mafia ah ay is ticmaali jireen .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada