Daawo: Qisooyin Nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (3) Islaantii Nabi Muuse Ku Shardiday inay JANNADA la Gasho

Daawo: Qisooyin Nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (3) Islaantii Nabi Muuse Ku Shardiday inay JANNADA la Gasho

daajis.com:- Assalamu Calykum : Nabigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeka cajiiba oo dhacday waqtigii nabi muuse. Waa sheeko islaan noolayd waqtigii nabi Muse (CSW).


Waxa ay hooyadani shardi ku xidhay nabi muuse in ay janada u raacdo. Qisadeeda ayaynu ku soo qaadanaynaa barnaamija sadexaad ee barmaamijadii aad ugu talo galay bisha barkaysan ee Ramadaanta. Fadlan ka faa’idayso siina fidi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada