DAAWO Video: Dr. Bulxan oo Hargeisa ka sheegay inuu MUQDISHO Tageyo oo sheegay in la Hor istaagay kana Hadlay

DAAWO Video: Dr. Bulxan oo Hargeisa ka sheegay inuu MUQDISHO Tageyo oo sheegay in la Hor istaagay kana Hadlay

daajis.com:- Dr. Bulxan oo kamid ah Aqoonyahanka ku dhaqan magaalada Hargeisa, Islamarkaana Dhowaan sheegay inuu Muqdisho u tegi doono Arimaha maamulka Somaliland, ayaa sheegay in Xukuumada Somaliland ay ka Hor istaagtay Arintaasi.


Wuxuu sheegay in loo sheegay in Hadii uu tago ay dad badan ku Dayan Doonaan, Wuxuuna sheegay inaysan Arintiisu ahayn wax Qarsoon,   Balse Hada laga hor istaagay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada