Daawo Video: Faa’isa C.rashiid oo deeq Gaadhsiisay Ciidankii Naafada Noqday, Kana hadashay Xaalada ay ku Jirto

Daawo Video: Faa’isa C.rashiid oo deeq Gaadhsiisay Ciidankii Naafada Noqday, Kana hadashay Xaalada ay ku Jirto

daajis.com:- Faa’iso Cabdirashiid oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo ka tirsanayd Ciidamada Soomaaliya, Islamarkaana ku Naafowday Dhowaan ayaa waxay maanta Booqasho ugu tagtay oo Deeq gaadhsiisay Ciidamadii ka tirsanaa Xooga dalka ee ku dhaawacmay dagaalkii 77 iyo Dagaaladii kale ee ka danbeeyay.


Faa’iso ayaa ka codsaday inay usoo u duceeyaan, Islamarkaana waxay sheegtay inay Rajaynayso Balanqaadkii ay ka heshay madaxda Dawladda Soomaaliya inuu Fulo, iyadoo Jecel in Caafimaad ahaan loogu qaado Dalka Jarmalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada