VIDEO: Eeyaha sida adag u baara rakaabka iyo boorsooyinka raaca Turkish Airlines

VIDEO: Eeyaha sida adag u baara rakaabka iyo boorsooyinka raaca Turkish Airlines

daajis.com:- Tan iyo markii la qarxiyay diyaaraddii Daallo Airlines, waxay shirkadda duulimaadka Turkish Airlines iyo ciidamada booliska ee ka howlgala garoonka diyaaraddaha Muqdisho ay bilaabeen in boorsooyinka labo jeer ay baaraan eeyaha u tababaran urinta walxaha qarxa iyo hubka.

Inkastoo duulimaadyada caadiga ah ee gudaha iyo dalalka deriska maaraan labo baaritaan oo eeyaha wax uriya ah, waxayna lugta koowaad marayaan albaabada ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM oo gaadiidka ay baaraan eeyaha, halka lugta labaad ciidamada booliska Somalia ku marsiiyaan gudaha garoonka oo boorsooyinka uu baarayo eey gaar u tababaran.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada