MUUQAAL: DF-Soomaaliya oo Qabatay Markab ay Ruqsad Siisay Puntland iyo Wasiirka Kalluumaysiga oo ka hadlay

MUUQAAL: DF-Soomaaliya oo Qabatay Markab ay Ruqsad Siisay Puntland iyo Wasiirka Kalluumaysiga oo ka hadlay

daajis.com:- Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasiirka Kaluumeysiga Xukuumadda Dr. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi oo lahadlay Telefishinka Somali Cable ayaa ka hadlay Arimo kala duwan oo la Xidhiidha Badda Soomaaliya.


Dhinaca Wuxuu sheegay in Dawladda Soomaaliya ay doonayso in Sharcigu siduu ahaa loo Maro Arimaha Badda,  Iyadoo la qabtay Markab uu maamulka Puntland Ruqsad ama Shati siiyey,  Wuxuuna sheegay in Markabkaasi ay Qabatay Dawlada Taiwan oo Heshiis ay kula jirto Dawlada Soomaaliya, Islamarkaana la Marin doono Markabkaasi Sifo sharci ah, Hantida dushiisa Saarana Lacagta kasoo baxda loosoo celin doono Shacabka Soomaaliyeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada