MUUQAAL: Foostooyin ay ku jirto wax Looga Shakiyey Sunta Nugliyeerka oo Xeebta Berbera Galabta Lagu arkay

MUUQAAL: Foostooyin ay ku jirto wax Looga Shakiyey Sunta Nugliyeerka oo Xeebta Berbera Galabta Lagu arkay

daajis.com:- Wararka ka imaanaya Magaalada Berbere ee Xarunta Gobalka Saaxil ayaa sheegaya in galabta halkaas lagu arkay Foostooyin ay sun fara badan ka buuxdo.

Dadka Deegaanka ayaa Duleedka magaalada Berbera ku arkay Foostooyinkan kuwaas oo ay Baddu soo tuftay isla markaana ay ka buuxdo sun aad u fara badan taas oo loo maleynayo Sunta Khatarta badan ee Nugleerka.


Ciidamada Booliska Maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramaya in ay goobta gaadheen si ay u baadhaan arrintan galabta lagu arkay Xeebta magaalada Berbera.

Shirkadda DP-World oo gacanta ku haysa Xeebta iyo Dekedda magaalada Berbera ayaan ilaa hada iyana dhankeeda wax hadal ah kasoo saarin arrintan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada