MUUQAAL: Madaxwayne Cali Khaliif oo eedayn culus u jeediyey Puntland, kana Hadlay Arinta WAQOOYI Iyo KOONFUR

MUUQAAL: Madaxwayne Cali Khaliif oo eedayn culus u jeediyey Puntland, kana Hadlay Arinta WAQOOYI Iyo KOONFUR

daajis.com:-  Madaxwyanaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa eedayn Kulul u jeediyey maamulka Puntland, Isagoo ka hadlayey Wararka ku saabsan in la Kordhin doono Baarlamaanka Maamulka Puntland


Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Arimaha la Xidhiidha Shirarka Caalamiga ah ee Caalamku u qabanayo Soomaaliya ee Shirkii London ugu Danbeeyay iyo Wadahadalkii u socday DF Somalia iyo maamulka Somaliland, Wuxuuna Sheegay in loo socdo sidii loogu Wada hadli lahaa Waqooyi iyo Koonfur.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada