MUUQAAL: Muqdisho iyo Sida ay isugu Diyaarisay Munaasibada 15-ka May

MUUQAAL: Muqdisho iyo Sida ay isugu Diyaarisay Munaasibada 15-ka May

daajis.com:-  Iyadoo ay maanta ku asteysantahay 15-ka May maalinta dhalinyarada Soomaliyeed kuna beegan Aas aaskii Ururkii dhaliyarada gobanimo doonka ee SYL ayaa lagu wadaa in Munaasabado lagu weyneynaayo lagu qabto Muqdisho iyo Gobolada Dalka.


15-ka May waa maalin aad ugu qiimo badan Bulshada Soomaaliyeed Sanadkasto markii la gaaro Maanta oo kale waxaa dalka gudahiisa iyo dibaddiisa lagu qabtaa Munaasabado lagu Xusaayo maalinta dhalinyarada soomaaliyed iyo Dhalinyaradii SYL.

Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumada Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa la filayaa in maanta magaalada Muqdisho ay ku qabtaan munaasabdo lagu xusayo 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidoo kale Aas aaska ururkii gobonima doonka ee SYL.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada