Muuqaal: RW. Khayre iyo Booqashadii uu ku tagay Garoonka Ballidoogle oo Ciidamo badan ay ku sugan yihiin

Muuqaal: RW. Khayre iyo Booqashadii uu ku tagay Garoonka Ballidoogle oo Ciidamo badan ay ku sugan yihiin

daajis.com:-  Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Adem, Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada Ciidanka Cirka ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.


Ra’iisul Wasaaraha ayaa la dardaarmey Ciidamaddii ku sugnaa xerada ee loo diyaariyey dib u xoreynta goobaha ay ku sugan yihiin Shabaab ee gobolka Sh. Hoose, isagoo ku ammaanay Ciidamadda dadaalada dheeradka ah iyo howlgalladda lagu dabar-goynayo kooxda Al Shabaab.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada