MUUQAAL: Wiil ka baxay Jaamacada Hargeisa oo Hotel Jasiira ee Muqdisho Ka Noqday Mudalab/Waiter (WARAYSI)

MUUQAAL: Wiil ka baxay Jaamacada Hargeisa oo Hotel Jasiira ee Muqdisho Ka Noqday Mudalab/Waiter (WARAYSI)

daajis.com:-  Mustafe Xuseen Maax waa Wiil Soomaaliyeed oo kasoo baxay Dugsiga sare Iyo Jaamacadda Hargeisa,  Islamarkaana Dhigtay  Shareecada iyo Qaanuunka.


Musftafe ayaa hada wuxuu ka shaqeeyaa Hotelka Jasiira ee Muqdisho, Isagoo ah  Mudalab (Waiter), Wuxuuna sheegay inuu ku Farax san yahay inuu Gacantiisa wax kula soo baxo ee aanu Dadka waxba waydiisan.

“Noloshu waxay u baahantahay Faham, Qofku waa inuu gacanta wax kula soo bixi Karaa, Hadii uu Qalinka wax ku waayo, Anigu ma Qabo inay shaqo la’aan jirto,Hadaad Qalinka wax ku waydo Gacanta ayaad ku Shaqaysan kartaa” Ayuu yidhi Mustafe.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada