Roob ay ku Diirsadeen Xoolodhaqatada Dalka oo ka Da’ay Guud ahaan Soomaaliya (VIDEO)

Roob ay ku Diirsadeen Xoolodhaqatada Dalka oo ka Da’ay Guud ahaan Soomaaliya (VIDEO)

daajis.com:- Deegaano badan oo ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka da’ay roobab xoogan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool deegaanadaasi.

Goobaha uu ka da’ay roobkan ayaa waxaa ka mid ah deegaanadii ay ku habsadeen abaaraha xoogan ee dalka ka dhacay, siiba goboladda dhexe ee dalka iyo deegaanada Bay iyo Bakool.



Hadaba qaar kamid ah reer guuraagii ay u badbaadeen xoolohooda ayaa bilaabay inay iminka lacag fiican ku iibiyaan xoolohooda kuwii ugu cayilka badnaa, maadaama ay dhawaan bilaabanayso bisha barakaysan ee ramadaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada