SAWIRRO: Trump oo madaxa u hoorsaday Boqor Salmaan si uu bilad dahab ah…

SAWIRRO: Trump oo madaxa u hoorsaday Boqor Salmaan si uu bilad dahab ah…

daajis.com:- Madaxweynaha Mareykanka oo booqasho ugu bilaabaday bariga dhexe gaar ahaan boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si maqaam heer sare ah loogu soo dhoweeyay, waxaana la guddoonsiiyay bilad sharafta ugu sareysa boqortooyada Sacuudiga ee uu bixiyo Boqorka.

Donald Trump ayaa qoorta hoos u dhigay isagoo dhabarkana godliyay si Boqor Salmaan Bin C/casiis ugu geliyo blad sharafta oo ka sameysan dahab loo ekeysiiyay dharka boqorka.
Hab dhaqanka iyo sharafta madaxda booqda qasriga Boqortooyada ayaa ah in lagu sharfo bilada ugu sareysa dalkaasi iyo hadiyado kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada