SAWIRRO: Wasiir Beyle oo kormeer ku tagay Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska

SAWIRRO: Wasiir Beyle oo kormeer ku tagay Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska

daajis.com:- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeer ku tagay Hoggaanka Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska Somaaliyeed.

Wasiirka ayaa la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska Somaaliyeed, waxaana uu kala hadlay sidii ay bulshada Soomaaliyeed lacagaha laga soo aruuriyo loo ilaalin lahaa.

Mudane Beyle ayaa Mas’uuliyiintii uu la kulmay ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan dardargelinta howlaha Canshuuraha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada